Muuse Biixi oo shaaciyay Xiliga iyo goobta ay kuwada hadlayaan Dowlada Soomaaliya

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaca ka qaaday in uu dib u bilaabanayo wadahadaladii u dhaxeeyay Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo maamulka uu isagu hogaamiyo. Muuse Biixi ayaa sheegay in 19-ka bishan aan ku jirno ee Maarso in qorshuhu yahay in wadahadal u dhaxeeya Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland uu ka furmo  dalka Gana … Continue reading Muuse Biixi oo shaaciyay Xiliga iyo goobta ay kuwada hadlayaan Dowlada Soomaaliya